Beeralayda Magaalada Baydhabo oo Xoojinaya Beerista Khudaarta Cagaaran.

0
362

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Marka Laga Hadlaayo Dhulka Soomalida Degdo Wax soosaarkiisa Tacabka Dalagyada Waxaa Gobolada Dalka Ugu Horeeyo Gobolada Bay Bakool iyo Shabeelaha Hoose oo Tacabka Beeraha Noloshooda Ku tiirsan tahay Boqolkiiba lagu qiyaasay 70%.Waxaa Soo Martay Goboladaan Xili Keydka Cuntada Dalka Dowladii Dhexe Halkaan Ahayd Hadana Waxay Martay Xili Dalka uu Burburay meelihii Sida Daran dhibaato u soo gaartay Deeganadani Dadkii Wixii ay soo saaraan Gobolada kale lageyn jiray ay noqdeen Dadka Somaaliyeed kuwooda U Nuglaada Abaarihii iyo Coladihii Dalka ka Daba dheeraday.

Markale ayay Fursad kale oo U muuqata oo ah in ay soo ceshtaan Waxsoorkii ay Lahaayeen waxaa Magalada Baydhaba Sanadiihii dambe Beeralayda Ay wadeen Dadaalo lagu xoojinayo inay soo saartaan Khudaar ku filan Dadka Ku nool Magaalada oo Markii Hore Uga Imaan Jirtay Gobolka Shabeelaha Hoose Sida uu inoogu waramayo Mahamed Aadan Xuseen Madaxa Suuq geynta Beeralayda dhinaca Khudaarta wuxuu sheegaya ina Hada Beeralayda Guul wanaagsan ka gaaareen in Baydhaba deeganada kale ku tirsan iyo Qeyb kamid ah Bokool iyo Muqdisho ay geeyaan halkaan Lag beeray.

Warkaan Waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here