Beeralayda KG Oo Laga Wacyigilinayo Cudurka Corona Virus.

0
230

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Caalamka ayaa waxaa Mudo Sedex bilood ah ku jirta Xaalad Go,adoon ah Cudurka Safmarka ee Corona Varis Dartii Soomlia oo Hada Mareysa Ilaa 7kiis Dad qaba Cudurkaaas ah Sida ay Sheegtay Wasaarada Caafimaadka Soomaalia,Waxaa Laqaaday Talaabooyin Looga Hortagyo Cudurkaas ay kamid tahay Xayiraada lagu soo rogay Duulimaadyada Caalamiga ah iyo kuwa Dalka Gudihiisa ah Goobaha waxbarashada oo ayguna lagu soo rogay amara ah in laxiro ayadoo walaac intaas ah ay jiraan ayaa Gudiga Beeralayda Gobolka Bay oo Garab ka helaya Hey.adda SYSF Somalia Youth Stolihgt Foundasion ayay Beeralayda u qabteen Kulan Lagu wacyilinayo Cudurkaan dhibaatada Caalamka ku haya Si uu san Beeralayda u gaaran qaar kamid ah Gudiga Beeralayda ayaaa kawaramaya muhiimada u leedahay Beeralyda inlaga wacyigiliyo.

Warka Waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here