Bandhigga buugga Sooyaalka Gumaysiga Soomaaliya ee uu qoray Sheekh Aadan sheekh Saciid oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
516

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabada lagu soo bandhigaayey buuga sooyaalka gumeeysiga  soomaliya ee  qorey qoraa ustada sheekh adan sheekh saciid,waxaana ka soo qeyb galey masuuliyiinta maamulka koonfur galbeed ,aqoonyahano bahada waxbarshada degmada beydhbo iyo qaar ka mid ah ardeyda wax ka bartaan iskuulada iyo jaamacadaha ku yaala beydhabo iyo weliba boqolala kale oo bulshada ka mid ah .

Inta ay socotay bandhiga buugaasi ayaa goobta looga hadlay muhiimada uu buugaasi xambaarsanaa iyo qoraaga buuga oo sharaxaad dheer ka bixyey waxyaabaha ay ku qoran yihiin buugiisa.

Warkan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

 

 

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here