Awaamiir ka dhan ah Bulshada Ku dhaqan Degmada Xudur oo La soo saaray

0
238

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maamulka Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bokool ayaa yeeshay kulan khamiiseed ay yeeshaan todoobadkiiba mar shirka oo ahaa mid layskula Xisaabtamayay wax yaabihii gaabka galay Todobaadkaas iyo lasii bogoodiyo wixii laqabtay kulanka ayaa laga soo saaray Awaamiir ka dhan ah Bulshada Ku dhaqan Degmada Xudur oo ay ka mid tahay Caruurta Bajaajyada kaxeesa oo maamulka Walac xoogan kamuujiyay in dhibaata keeni karaan.

Sidoo kale waxaa lasoo saaray in aan Magaalada Lasoo gelin Karin Cabitaano waqtigooda Isticmaalka dhacay iyo Qodoba kale sitoos ah u taabanaya Bulshada Ku nool Magaalada Xudur ee Caasimada Gobolka Bokool Waxaa Marka Shirka uu soo dhamaaday Warbaahinta Lahadlay Abdirisaaq Isaak Saajin Gudoomiyaha Howlaha Guud iyo Hormarinta Mashariicda Degmada Xudur ee Gobolka Bokool.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here