Ardeyda wax ka barata iskuulka Shodog ee Degmada Xudur oo Deeq gaarsiyeen Qoysas danyar ah oo ku nool kaamamka ku yaala Degmadaasi.

0
276

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maamulka iyo ardeyda iskuulka hoose dhaxe iyo sare shodog ee Degmada Xudur ayaa lacag ay iska soo aruuriyeen ayaa waxey rashiin iyo lacag kaash ah ay ku wareejiyeen dad barkacyaal ah ay ku jiraan kaam kamid ah kaamamka ku yalaan Degmada Xudur kuwaasi oo tiradooda ay gareyaan ku dhawaad 10 qoys.

Maamulka iskuulka shodog ee Degmada Xudur ayaa tilmaamay iyagoo ay ka warqabaan dhibaatada ay ku nool yihiin qoysaskaani ayna sheegeen in ay gargaar gaarsiyeen si ay ugu noladaan inta lagu gudi jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Warbixintan Waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here