Arday dhameysatay Xifdinta Qur’aanka Kariimka oo Baydhabo Xaflad loogu Qabtay.

0
151

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dugsiga Xifdinta Qur’aanka Kariimka iyo Tarbiyadda Islaamka Cibaadul Raxmaan ee magaalada Baydhabo ayaa waxay qabatay xaflad shahadooyin lagu gudoon sinaayay arday baratay xifdinta Qur’aanka Kariimka oo noqonayaan dufcaddii 3,aad ee ka baxa dugsiga Cibaadul Raxmaan.

Xafladda ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka KGS, qaar ka mid ah Maamulada iyo Maclimiinta dugsiyada iyo Jaamacadaha Magaalada Baydhabo mas’uuliyiinta Shirkadaha isgaarsiinta baydhabo, waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here