Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tan iyo bilowgii Bishaan April waxaa saro u kac ku yimid Sarifka lacagaha Qalaad taasi oo ganacsatada ay ku shegeen in ay tahay saameynta cudurka covid 19 oo kala xiray isu socodka wadamada.
Hadaba sara u kaca ku yimid sarifka ayaa waxaa Siid Cali Muuse Ateera ka soo wareystay sarafliyaasha Magaalada Baydhabo.