Muhiimad Noocee ah Ayay Haweenka Soomaaliyeed u leedahay Waxbarashada.

0
380

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Sanadihii uga dambeeyay ayaa iskuulada gobalada Dalka Soomaaliya waxaa ku soo batay waxbarshada dhanka Haweenka ah taasi oo ay haweenka soomaliyeed u ah hormar la taaban karo.
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay ayaa qeyb ka ah isbedelada haweenka dhanka waxbarshada laga dareemaya,ayigoo ay iskuulada Magaalada buux dhaafiyaan boqolaal haween ah kuwaasi oo fursad u helay waxbashada taasi oo ay kaga nasiib badanyihiin haweenka aan fursad u helin waxbarshada.

Warbixintan Waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here