Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wadooyinka Qaar ee laga hirgeliyay Dhanka Waqooyi ee Magaalada Baydhabo,kuwaas oo Si casri ah loo dhisay, dhisidooda kadib ay yeesheen Jawi ka duwan kii hore ayaa waxaa Bulshada Degan halkaas iyo Kuwo gudaha Magaalada ku noolba u tagaan Dalxiis.
Waa Wado Galab kasta isugu yimaadaan Boqolaal dhalinyaro, kadib qaabka quruxda loo dhisay iyo Jawiga macaan Halkaas ka jira, waana sababta ugu weyn ee Bulshooyinka Magaalada uga dalxiis tagaan Wadadan ku taala halka loo yaqaan Ara-tuurka Baydhabo.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed OdayÂ