Baydhabo(Radio Arlaadi)-Mudo Dheer Degmada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool waxaa ka jiray Xaalado Caafimaad oo marmarka qaar qasabaysay dadka ku nool degmada Xudur in ay u soo safraan Magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho taasi oo dadka qaar aysan Awoodi karin.
Waxaan hada dadka ku nool Degmadaasi iyagoo iskaashaneya Degmada keensadeen Qalabyo Caafimaad oo lagu baaro Cudurada iyo daawooyin
Warbixintan Waxaa noo heya Abdikadir Mohamed Nor Warcade