Dhalinyaro waxbaratay oo Xaruun Caafimaad cusub ka Hirgaliyay Magaalada Xudur.

0
279

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa degmada xudur ee gobolka bakool  dhowaan laga hirgelieyey xaruunta Caafimaadka ee iidow waxaana taabageliyey dhalinyaro waxbartey oo degaanka dib ugu soo laabtey ,Xaruntaani waxey ka koobantahay dhowr qeyb oo lagu daaweya bukaanada  iyo farmashida daawada lagu bixiyo.

Muqtaar jabriil waa dhaqtarka ka howlgala xarunta Caafimaadka ee  iidow waxaa uu sharaxaad ka bixiyey Cudurada ay daaweeyaan iyo qalabka ay istimaalaan.

Warkan waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here