Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankan oo ahaa mid kamid ah kulamada lagu xoojinayey ku tashiga iyo xulashada xildhibaanada barlamaanka labaad Ee dowlad gabaleedka kofur galbeed somaliy, kulanakan waxa ka so qeyb galey odeyaasha dhanka iyo madaxweynaha dowlad goboleedka koofur galbeed somaliya.
kulanka waxaa sidoo kale ku wehlinayey gudomiyaha barlamaanka iyo labadisa ku xigeen, inta uu socday waxa diirada lagu saaray sidee beelaha dega deganada kofur galbeed somaliya sidee ay u heli lahayeen mudinyaal ku metelaayo kursaasta barlamaanka oo lo dhanyahay .
Warkan Waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi