Baydhabo(Radio Arlaadi)- Cudurka duumada waa xanuun qatar ah oo lagu kal qaadi karo qaniinyada kaneecada qofka oo u keeni karto dhibaatoyin farabadan waxaan dr cabdiqaadir oo ka mid ah dhaqatiirta magalada baydhabo Radio Arlaadi uga warbixyey cudurkani.
Warkan Waxaa noo heysa Rahma Salaad Abdullahi