Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudoomiya ku xigeenka kaamka booramalawiile ee ku yaala duleedka degmada beydhbo ayaa ka warbixiyey xaalada guud ee kaamka ka jirta isagoona inta badan sheegey in ay jiraan dhabatooyin kala duwan oo ay ka mid tahay in aysan haysan wax musqulo ah iyo weliba wax caawinaad ah.
Warbixintan waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir