Shaqo la,aantu waa saameynta ugu weyn ee dalka ka jira taasi oo saameynta ugu badan ay heysato dhalinyarada, waxaana Agaasimaha Guud ee wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Koonfur Galbeed Mohamed Suufi Aadan oo wareysi siinaayey Radio Arlaadi ayaa ka warbixey sida loo shaqaaleysiin lahaa dhanyarada koonfur Galbeed iyo goowaha aya isku imaan lahaayeen dadka shaga doonka ah.
Dhanka kale ayaa Agaasimaha Guud ee wasaarad shaqada iyo shaqaalaha koonfur galbeed bulshada ugu baaqey in ay la yimaadaan fikrado shaqo oo ay shaqa abuur sameytaan iyaga.