Yaa Gacan Sareeyay Kulamadii Ugu Dambeeyay Chelsea Vs Crystal Palace

0
229

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Chelsea waxa a kulankaan galayaan iyaga oo dib ula soo wareeray Lukaku oo ay maalmo ka hor ka soo iibsadeen Inter Milan , waxaana kaliya haatan shaxda kooxdaas dhaawac uga maqan Hakim Ziyech kaasi oo dhaawac garabka ah uu ku gaaray kulankii Vulla Real ee Super Cup-ka

Chelsea waxa  ay Palace ka  hor tagayaan iyadoo niyadda u dhisan tahay marka la eego iyaga oo xilli ciyaareedkii hore qaaday Champion-ka halka midkaan ay ku biloowden guul koobka UEFA Super Cup-ka

Xogta Kulanka

Chelsea iyo Crystal Palace ayuu kulankaan u yahay  markii 25-aad oo ay ku kulmayaan horyaalka Ingiriiska

Chelsea waxa ay badiyeen 16 kulan oo qeybka ah 20-kii kulan ee ugu dambeeyay horyaalka ee ay Palace qaabileen .

*Chelsea waxa ay guul dareysteen kulankooda ugu horeeya ee horyaalka laba jeer oo qeyb ah afartii xilli ciyaareedkii ee ugu dambeeyay

*Palace waa badiyeen laba jeer kulankooda ugu horeeya horyaalka sedexdii xilli ciyaareed ee la soo dhaafay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here