Xuska Sanad guuradii 9aad ee Midowga Ardayda KG Oo Baydhabo Lagu Qabtay

0
240

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xuska Sanad-guuradii 9aad ee Aas-aaska Midowga Ardeyda Koonfur Galbeed oo Afar iyo Tobanka bisha 2aad ee Sanad walba loo dabbaal dego, waxaa munaasabad ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ardeyda Koonfur Galbeed ay ku qabteen Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here