Xuska Maalinta Xuriyada Saxaafada Aduunka Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
130

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabadan oo lagu xusayay maalinta xoriyadda hadalka,3da May si loo xuso xadgudubyadii lagula kaca saxafiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa deegaannada KGS ka howl gala,kaasi uu soo qaban qaabiyey Ururka Suxufiyiinta KGS

Munaasabadda waxaa kazoo qeyb galay mas’uuliyiin kala duwan,oo uu ugu horreeyo wasiirka wasaaradda warfaafinta KGS iyo Xeer ilaaliye ku xigeenka KGS

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here