Xuska maalinta Wacyigelinta ku Xadgudubka Waayeelka Oo Maanta dunida looga dabal degayo.

0
223

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Sannad kasta, qiyaastii 5 milyan oo waayeel ah ayaa lagu xadgudbaa, lana dayacaa, Dadka waayeelka ah ee Mareykanka ayaa lumiya qiyaastii $ 2.6 bilyan ama kabadan sanadkii sababo laxiriira ku xadgudubka dhaqaalaha iyo dhiig-miirashada, lacagaha loogu tala galay in loo isticmaalo in lagu bixiyo baahiyaha aasaasiga ah sida guriyeynta, cuntada, iyo daryeelka caafimaadka. Lama siiyo qof taas oo xad gudub ah.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here