Xuska Maalinta Dhalinyarada Aduunka Oo Lagu qabtey Magaalada Baydhabo

0
170

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)1998kii, 12ka August Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay noqoto Maalinta Caalamiga ah ee Dhalinyarada Aduunka , tan iyo Mudadaasi guud ahaan caalamka waxaa laga xusaayay Maalinta dhalinyarada Aduunka, Waxaana looga hadlaa Arimo badan oo quseeya dhalinyarada.

Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ayaa Lagu qabtay Munaasabad ay isugu yimaadeen Xubno ka socday Golaha Wasiirada Kg, Hogaanka Dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada,waxaana Sanadkaan dhalinyarada ka doodayaan Doorka Nabada ay ku leeyihiin Dhalinyarada

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here