Xuska Maalinta Deegaanka Aduunka Oo ka dhacdey Magaalada Baydhabo.

0
25

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta ka qeyb qaatay Munaasabad lagu weyneyney Maalinta Deegaanka Aduunka ee 5 juun oo Sanad walba Maanta oo kale la xuso.

Halku dhiga Munaasabada ee Sanadkan ayaa ahayd Dhireyn, ka hortaga Nabaad Guurka iyo U-adkeysiga Abaaraha.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here