Xuska Maalinta Cunada Aduunka Oo Magaalada Baydhabo Lagu qabtey

0
438

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sanad walba maanta oo kale, 16 October waxaa dunida laga xusaa Maalinta Cuntada Aduunka, gaar ahaan maalintii la aas-aasay Barnaamijka Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay ee marka la soo gaabiyo la yiraahdo FAO.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here