Xuska Maalinta Carruurta Afrika Oo Maanta lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

0
257

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xuska maalinta Caruurta Afrika oo ku beegan 16 Juun ayaa laga xusayaa maanta Qaaradda Afrika xilli laga deyrinayo dhibaatada heysata caruurta Afrikaanka ah. Soomaaliya ayaa sidoo kale sanad walba looga dabaal degaa Maalinta Caruurta Afrika 16-ka June iyadoo Caruurta Soomaaliyeed lagu tiriyo Caruurta Qaaradda kuwooda ugu dhibaato badan.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here