Xuska maalinta caalamiga ee Takoorka oo maanta loo dabal degay.

0
356

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Arimaha takoorka ama isir naceebka ayaa ah wax si aad ah dhibaato ugu ah dadka lagu takooro da’da, sinjiga,midabka, qabiil, isir, dhaqan ama lahjad, jinsi, dhalasho, Curyaannimo, diin, siyaasad ama fikir iyo xirfad, sida quraanka kariimka lagu sheegay nabi aadan waxaa laga uumay caro wixii intaasi soo dhaafo waxaa laga uumay mino sidaasi darteen alle dhankiisa waa wax lag siman yahay.

Warbixintan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here