Xuska Maalinta Caalamiga ah Faraxalka Aduunka Oo Lagu Qabtay Baydhabo

0
9

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu qabtay Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Nadaafada Gacamaha, taas oo ay ka qeyb-galeen Masuuliyiin katirsan Dowlad -Goboleedka KG iyo qeybaha kala Duwan ee Bulshada.

Munaasabadda Xuska Maalita Faraxalka Aduunka ayaa waxaa Soo qaban-qaabiyay Wasaaradda Tamarta iyo Kheeyraadka Biyaha KG iyo Wasaaradda Caafimaadka KG.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here