Xuska maalinta caalamiga ah ee kala duwaanaanta dhaqanka wadahadalka iyo horumarinta oo maanta dunida laga xusay.

0
213

Maalinta Caalamiga ah ee Kala duwanaanta Dhaqanka ee Wadahadalka iyo Horumarinta
21 Maajo.
Saameynta COVID-19 ee Qeybta Dhaqanka ,Dhacdooyinka dhaqanka waa la joojiyay, hay’adihii dhaqanka waa la xiray, dhaqankii bulshada ayaa la joojiyay, meelihii UNESCO ee Hidaha Adduunka ayaa qarka ufuulay in ay xirmaan waxaa uu sidoo kale sameyn lataaban karo ku yeeshay farshaxanleyda aan awoodin inay noloshooda mareeyaan shaqo la,aan madaaba uu hoos udhacay dalxiiska dhaqanka oo si weyn u Saameeyay COVID -19.

Waxaana Soo Jeedinaya Maryaan Macalin Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here