Baydhabo(Radio Arlaadi)- Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada ee 12 -ka Ogosto ayaa xoogga lagu saaraa dhibaatooyinka ay dhallinyarada qaar la kulmaan adduunka oo dhan. Kala baar carruurta da’doodu u dhaxayso lix ilaa 13 jir kuwaas oo aan lahayn xirfadaha akhriska iyo xisaabta aasaasiga ah.
Warbixintan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade