Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Deegaanka Iyo Dhibtaada Wasakhowga Caagga.

0
146

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maalintan oo kale dunida waxaa la ga xusaa Maalinta Deegaanka Adduunka oo loo soogaabiyo (WED) ayaa sanad walba la xusaa 5-ta Juun waxaana lagu dhiirigeliyaa wacyigelinta iyo wax qabadka ilaalinta deegaanka.

Markii ugu horreysay ee la qabtay 1973, waxay ahayd madal kor loogu qaadayo wacyiga ku saabsan arrimaha deegaanka sida wasakhowga badda, tirada badan, kulaylka caalamiga ah, horumar waara iyo dembiyada duurjoogta.

Hey’adda qaramada miboobay u qaabilsan ilaalinta deegaanka ee loo yaqaano United Nation Environmental Program (UNEP)ayaa hogaamiso qabashada iyo agaasinka xaflada sannadlaha ee la qabto 5-ta Juun, maalinta deegaanka adduunka waxaana xusa malaayiin qof oo adduunka oo dhan ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here