Xuska Maalinta Bani’aadanimada Aduunka Oo Baydhabo Lagu qabtey.

0
29

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Arimaha Gargaaarka Dowladda Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ku qabatay Munaasabad looga Dabaal Degayey Maalinta Bini’aadantinimada Aduunka, waa munaasabad lagu muujinayo laguna sharfo dadaalka iyo naf-hurnimada samafalayaasha ka shaqeeya Soomaaliya iyo meelo kale.

Wasiiro, Xildhibaano, Maamulada Degmooyinka Baydhabo, Berdaale iyo Marti Sharaf ayaa ka Qeyb gashay Munaasabada Maalinta Biniadanimada Aduunka.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here