Xuska Dhalashada Nebi Muxamed NNKH Oo Baydhabo si weyn Loogu dabbaal degay.

0
138

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa maanta Si balaaran looga Xusay Magaalad Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay Xuska Dhalashada Nabigeenii Suubanaa (NNKH), waxaana Munaasibad si heer sare ah oo loo soo Agaasimay oo lagu qabtay Beerta Baydhabo ay ka soo qayb galeen Dadweyne Aaad u tiro Badan iyo Culimo Aw-diin.

Munaasibadan lagu waynaynayey Dhalashada Nabiga(NNKH) ayaa intii ay socotay Waxa Khudbada dhaadheer ka keediyey Culimo Aw-diin iyo Waxgarad kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here