Xuska 26ka Juun Oo Lagu qabtey Guud ahaan Gobolada dalka Soomaaliya

0
25

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa magaalooyinka Dalka lagu qabtay munaasabadda 26-ka June oo ku saabsan maalintii Gobollada Waqooyi ee Somalia ay ka xorooboon gumeystahii Ingiriiska.

Sanadkaan 64 sano kadib, waxaa munaasabaddaan lagu qabtay Muqdisho iyo magaalooyin kale oo Soomaaliya ka tirsan, kuwaasi oo si weyn xalay looga xusay 26 ka June oo ah markii Gumaystihii Ingiriiska ay ka xoroobeen Gobolada Waqooyi ee hadda la magac-baxay Somaliland.

Munaasabadda ka dhacday Muqdisho waxaa ka qayb-galay masuuliyiinta ugu sarreysa dowladda federaalka Soomaaliya, sida Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha iyo masuuliyiin kale

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here