Xulka Kubbada Cagta KGS oo Todobaadkii labaad Tababar Uga Socdo Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

0
345

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Todobaadkii labaad ayaa Xulka kubada Cagta KG waxey Magaalada Muqdisho ku qaadanayaan tababar ay isugu Diyaarinayaan ka qeyb galka Tartanka Dowlada Gobolleedyada Dalka Iyo Gobolka Banaadir.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here