Xulka Kubadda Cagta KG oo Tababar ku sameyay Garoonka Stadium Muqdisho

0
339

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ciyaartoyda kubada Cagta Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa Tababar kii ugu horeeyey waxay ku sameeyeen Garoonka cayaaraha Muqdisho, ayagoo isku diyaarinaayo Tartanka Kubadda cagta ee Maamul Gobaleedyada iyo Gobolka Banaadir oo 15ka December sanadkaan ka furmi doono Muqdisho sida ay horey u sheegtay Wasaarada Cayaaraha Dowladda Fedeeralka Soomaaliya.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here