Xulka Kubada Cagta Jubaland oo isku diyaarinaya Koobka Maamulada & Gobolka Banaadir.

0
127

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xili dhawaan lagu wado in Magaalada Muqdisho ka furmo tartanka kubada cagta Maamulada iyo Gobolka Banaadir kaasi oo sanadkiiba mar la qabto, Xulka Ciyaartoyda Jubaland oo ka qeyb galaya tartankaas ayaa si aad ah isu diyaarinaya iyagoo Garoonka waamo ee Magaaalada Kismaayo uga furmey tababar.

Wasiirka Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubaland Aweys Mahamed Huseen oo Tababarka u furey Ciyaartoyda ayaa ku dhiiri geliyey in ay si wanaagsan ugu diyaa garowaan ciyaaraha dalka,isagoo u mahadceliyey Xulka iyo Hogaanka Ciyaaraha Kubada Cagta kuna dardaarmey in ay soo Bandhigaan Ciyaara wanaagsan

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here