Xulka KG Oo Sameeyey Tababarkii ugu dambeyay ka hor kulanka ay la leeyihiin Xulka Banaadir.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo Maalinta Beri lagu wado in ay Ciyaaraha Xulalka KG iyo Banaadir Kulankoodi ugu horeeyey Ciyaaraha Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxaa Xulka KG ay ku jiraan diyaar garowgii ugu dambeeyey ayagoo Tababar ku qaadanaya Garoonka Ciyaaraha Stadiyo Muqdisho si ay guul ugu gaaraan.

Goobta Xulka Ciyaartoyda KG Tababarka ku qaadaneyso ayaa waxaa Goobjoog ahaa Macalimiinta si ay u qaataan Diyaar garowkii ugu dambeeyey ka hor Ciyaarta Beri labada Xul is wajahayaan KG iyo Gobolka Banaadir.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here