Xulka Galmudug Oo Koobka La Gudoonsiiyey

0
81
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad Koobka tartankii ciyaaraha D. Goboleedyada iyo Gobolka Benaadir lagu guddoonsiiyay xulka Kubadda cagta Dowlad-goboleedka Galmudug oo ku guuleystay Tartankaas ayaa billado guddoonsiiyay Maamullada, Macallimiinta iyo Xiddigaha xulalka Galmudug oo kaalinta koowaad galay iyo Hir-shabeelle oo kaalinta labaad ku guuleystay.
Xulka Galmudug ayaa Markii ugu horeysey Sanadkaan ku guuleytey Tartanka Ciyaaraha Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir tan iyo markii la bilaabey
+22
All reactions:

Madkuur Cuthmaan Abdi, Cusmaan Cumar Mataan and 2.7K others

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here