Xulka England oo guuldaro dusha u saaray Xulka Andorra Kulan Is Reeb-Reebka Koobka Adduunka

0
307

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xulka qaranka England ayaa gaadhay guul weyn kulan ka tirsanaa is reeb-reebka koobka addunka iyaga oo sii wada bilowgooda cajiibka ee tartanka.

kulanka ayaa ahaa mid hal dhinca ah iyada oo xulka England u awood sheegtay xulka Andorra kulan ka dhacay garoonka Wembley.

Xiddiga Jesse Lingard ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay kulanka isaga oo xulkiisa ku hogaamiyay guul weyn isaga oo dhaliyay 2 gool daqiiqadihii 18-aad iyo 78-aad.

Xiddiga Harry Kane ayaa dhankiisa dhaliyay gool daqiiqadii 72-aad kadib marki xulka loo dhigay rikoodhe qaybtii danbe ee ciyaarta.

Ugu dambayn xiddiga xiddiga Bukayo Saka ayaa dhaliyay gool isaga oo ka baxay niyad jabkii rikoodhadii uu xulka qarankiisa ka khasaariyay rikoodhada Final-kii euro 2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here