Xulka Ciyaartoyda KG Oo isu diyaarinaya ka qeyb galka Ciyaaraha dalka.

0
193

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Garoonka Dr Ayuub Stadium Ee magalada Baydhabo oo si rasmi ah ugu furmay Tababarka isku diyarinayaan Xulka Ciyaartoyda KG tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, Kaasi oo la filaya in si toos ah ugu furmo Magaalada Muqdisho Caasimada dalka.

furtaanka tartanka Oo ay isku diyarinayaan Ciyaartoyda ayaa wax ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha KG Salman Shucayb Ali, Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Cagta Kg iyo Ciyaartoyda Xulka Koonfur Galbeed ee loo soo xuley.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here