Xulalka U Gudbay Wareega 16 Copa America

0
11

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tartanka Copa America ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo xulal badan isku diyaarinayaan in ay meel fog ka gaadhaan tartanka.

Waxa la galay kulamadii wareega 3-aad ee tartanka Copa America iyada oo xulalku isu diyaarinayaan in ay u gudbaan wareega 16-ka.

Xulal ayaa haatanba xaqiijistay wareega 16-ka tartanka Copa America iyaga oo sugaya xulalka u soo bixi doona.

Halkan Kaga Bogo xulalka u gudbay wareega 16-ka Copa America 2024.

Argentine

Canada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here