Xubno Ka tirsan Gudiga Gurmadka Abaaraha KG Oo Deeq Dawo Ah Gaarsiiyay Cisbitaalka Degmada Marka ee Gobolka Shabeelada Hoose.

0
185

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wefdi uu horkacaayo wasiirka wasaarada arimaha gudaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Soamaliya ayaa waxa ay deeq dawo ah gaarsiiyeen isbitaalaka degmada marka ee gobolka shabeelada hoose sidoo kalena wefdiga ayaa waxaa ay kormeereen xerooyinka barakacyaasha ee degmadaasi.

Wasiirka wasaarada caafimaadk ee dowlad goboleedka koonfur galbeed oo qeyb ka ah gudiga abaaraha islamarkaana qeyb ka ahaa wefdigii deeqdan dawada ah gaarsiiyey isbitaalaka degmada marka ayaa waxaa uu maamulka isbitaalka degamadaasi kula dar daarmay iney gaarsiiyaan dadka soo barakacay ee ku sugan degmadaasi.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here