Xubno Ka Socda Gudiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka Ee 30% ka Oo Kulan La qaatay Qaar Ka mid Ah Odayaasha Dhaqanka KG.

0
358

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo ay Soomaaliya Hada ku gudu jirto Doorashada Barlamaanka Labada Aqal, qeyb ka mid ah Senetaradana la doortey ayaa waxaa Socda Kulamada loogu hadlaayo Ilaalinta Qoondada Haweenka ee 30% ka.

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ku sugan Gudiga Xaqiijinta Boqolkiiba Sodon ka oo uu soo magacaabay Ra’iisul wasaaraha Xukumada Soomaaliya Gudigaas ayaa waxa ay Magaalada kula kulmeen Odoyaasha dhaqanka KG kaasi oo Odoyaasha iyo Haweenka ka wada tashanayeen Xaqiijinta Koraasta Dumarka ay Baralamaanka ku leeyihiin.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here