Xubno ka mid ah Golaha Deegaanka Dhuusamareeb Oo Sheegay inay Wax ka qabanayaan Xaalufka dhirta

0
181

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)iyadoo in ka badan sodon sano dalkeena laga jarayey dhirta si weyna loo xaalufiyey hadana aysan jirin cid isu xilqaantey, waxaa deegaanada Galmudug uu sameyn ku yeeshey isbedelka Cimilada

Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Degmada Dhuusamareeb ayaa waxa ay ka hadleen sida isbedelka Cimilada uu u saameyey Deeganadaasi iyagoo sheegey in ay wadaan qorsho wax loogu qabanayo Xaalufka dhirta.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here