Xoolo yari Oo ka jirta suuqyada lagu iibiyo xoolaha kala duwan ee Magaalada Baydhabo.

0
295

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kadib markii gobolada koonfur galbeed gaar ahaan baay iyo bakool ay ka da’een roobab ayaa waxaa hakad ku yimid xoolihii la kenaayey suuqyada xoolaha ee Magaalada Baydhabo taasi oo sabab u noqotey in xoolohii kor ay ukacaan qiimihii horey lakala siisanaayey siiba geella iyo lo’da.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here