Xoola dhaqatada Ku nool Degmada Xudur Ee Xarunta Gobolka Bakool Oo Dowlada Ka Dalbatay in Loo daaweeyo Xoolahooda.

0
275

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xoola dhaqato ku nool tuulooyin ka tirsan Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in xoolaha uu kaga dhacay cuduro sida geela iyo ariga iyagoona Ariga ay ku arkeen calaamadaha cudurka sambabka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here