Xoola dhaqatada Gobolka daad mareedh Oo loo sameeyey dhul daaqsimeed

0
118

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Si loo badbaadiyo Bay’ada loogana hortago Xaalufinta deegaanka ayaa kormeer ku tagay Banaanka Weeyn ee Dulcad Isuduwaha Wasaaradda deegaanka iyo isbedelka Cimilada ee Gobolka Daadmadheedh.

Isuduwaha Wasaaradda deegaanka iyo isbedelka Cimilada ee Gobolka Daadmadheedh Abdikhadar ayaa kormeerkiisa ka dib Warbaahinta la hadlay.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here