Xoogsatada Xeryaha Dadaab oo wajahaya shaqo yari saameyn ku yeelatay noloshooda

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka ku nool Xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya waxey ku tiirsan yihiin nolol ahaan kaalmada Hay’adaha Gargaarka inkastoo Caawimaadaasi aysan u baahi tiri Karin.

Waxey isku dayaan in siyaabo kala duwan ay u maarayaan Nolosha Qoysaskooda, iyagoo qabta shaqooyin Xoogsi u badan oo ay ka helaan nolol maalmeedkooda

Warkung waliba nig haaye Abdyrahman Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here