Xoogsatada Deegaanka Jaziira Oo Joojiyey qodista Kaabada dhagaxanta iyo Carada.

0
41

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Jasiira Ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa in mudo ah waxaa ka jirtey dood la xariirta sidii loo joojin lahaa Kaabada laga qodo Carada iyo dhagaxaanka taasi oo dhibaata ku ah Dadka iyo Deegaanka.

Odoyaasha dhaqanka Deegaanka iyo dadka ka shaqeysta qodista Kaabada ayaa maalmahan wadey sidii Arintaasi xal uga gaari lahaayeen iyadoo aan dhibaata ka dhalan waxayna ugu dambeyn isku afgarteen in la joojiyey qodista Kaabada wixii hada ka dambeeya si loo badbaadiyo dadka iyo Deegaanka

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here