Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wadooyinka dhismaha hada ka bilaaban doono ayaa waxay kala yihiin wadada Al amxaar oo tageysa ilaa jidka Sodonka iyo wadada buundada isha Baydhabo, waxaana Xogayaha Dowlada Hoose ee Degmada Baydhabo Abdishakur Shekh Aadan wax ka weydiinay Wadooyinkaas dhismaha ka bilaabayaan iyo qorshaha marista wadooyinkaas markay xirmaan halka shacabka ay mari lahaayeen.
Warkung waliba nig haaye Ebdyqaadir mathey nuur waredy