Xogahayaha Abaabulka Ururka Suxufiyiinta Qaranka Somaliyeed Ee NOSOJ oo Sharaxaysa Sida Wanagsan Warbaahinta U Tabin karta Xogaha La xiriirta Tacadiyada Ka dhanka ah Jinsiga.

0
235

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Inta badan waxaa jira tebinta warar la xiriira xad gudubyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha waxaana udub dhaxaad u ah marka laga hadlayo dhibaatooyinka ugu badan ee tacadiga laxiriira ee Somalia kufsiga loogeysto haweenka iyo caruurta marka ay tahay warbixintaasi hadaba maxaa u baahanahay.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here