Xog Uruurin Laga Sameeyey Marsada Kalluumeysiga Cadalle Oo la soo Bandhigey

0
77

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xog Uruurintan ayaa Laga sameeyay Kaluumeysiga Marsada Degmada Cadalle ee Gobolka Shabeelada kaas oo sameysey Wasaarada Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Bada Hirshabeele iyadoona mudooyinkii u dambeeyey Xog uruurintan la waday, waxaana ka faa’iideystey dad aad u fara badan iyadoo Hey’adaha qaar ee wasaarada kala shaqeeyay

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here